1
Macallin; bare.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Sidaa darteed Ustaad Cusmaan wuxuu adkeeyey dhidibadana u aasey in uu fuliyo go'aamadii xisbigiisa iyo hogaamiyahii ka horeeyey Sheekh Maxamed Cabdulle Begedi.
ββ
Islamarkii ayuu caruurta soomaaliyeed ee Baraawe deganeyd u furey iskuul waxbarasho ah,ka dibna halkiisa ka sii waday shaqadiisa Barre macalin(Ustaad) school wax ka dhiga, si uu ugu faa' ideeyo cilmigiisa caruurta soomaaliyeed ee soo koraayey.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-dyo, m.dh
Xarafka
U Β· US
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
