U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waraabso

Fal Gudbe (3)
Naxwe-saday, -satay
Xaraf WSubg WA8 xar
1

Nafley oomman biyo siisasho.

2

Beer oomman biyo ku duwasho.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-saday, -satay

Xarafka

W Β· WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waraabso - sawirka la wadaagga

La Wadaag