U gudub nuxurka bogga
SABAAD

oomman

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf OSubg OO6 xar
1

Cid wax oon hayo ahaansho.

2

Cid wax si aad ah wax ugu baahan ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Shantaas ilood weeye kuwa dhalashadeenna illaa dhimashadeenna maskaxdeenna ku waraabiya aqoonta ay u oomman tahay.

”
“

Somaliland, Cokan Iyo Oomman Waa Iyama?

”
“

Gobaad waxay u istaagtay qeydkana u xaydatay in ay ka haqab-tirto, wixii karaankeedaa, ummadda u oomman suugaanta.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

O · OO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
oomman - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan