Ereyada La Xidhiidha
xarriiqnaan. xarriiq-taabte m.l Xarriiq toosan oo xood ama sallax ka taabta bar keliyabartaas oo loo yaqaan barta taabtaha. xarriiq-xoog m.dh (fiis.) Xarriq mala'awaal ee bedad xoog oo muujiya jihada iyo itaalka bedadda. Badanaaxarriiqahan waxaa loo adeegsadaa muujinta bedad birlabeedka iyo bedad danabeedka
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)
Isrogrog
xis.
Cilmiga
Fiisigis (fiis.)
Xarafka
X Β· XA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
