Tusaalooyin
“
Ka yimid waa Cali
”Tusaale Dheeraad ah3
Ereyada La Xidhiidha
kan2. ka2 h (nax) Qurub lagu isticmaalo falka bidixdiisa ama hortiisa : a) qurub la xiriira meesha laga dhaqaaqay ama wax laga qaaday. Tus. "Balcad ayuu ka yimid""Qalin ayuu jeebkiisa ka soo bixiyay""Tuulo ka tuulo ayuu nastaa"b) qurub barbardhigid loo isticmaalo. Tus. "Marka waxaa ka weyn Xamar"c) qurub la xiriira meel uu fal ka dhacay ama laga gudbayo. Tus. "Kooxdan buu ka cayaarayaa""Halkaas buu guri ka dhisay""Waddada buu ka tallaabay". ka3 (-ka) q.l Qodob magaca lab dib loogu qodbo si looga dhigo wax cayiman. Wuxuuna raacaa magacyada lab oo ku dhammaada bdflnrs (sh). Qodobkaa waxaa ka farcama: -ga-ha-a oo raacaan magacyada kale ee labka ah. Tus. " nin+ka>ninkabuug+ka->buugga"
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magacuyaal Tiriye (mu.ti)
Isrogrog
kuwa, w
Xarafka
K · KA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
