U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aqoo

Fal Gudbe (3)
Naxweyaqaan, taqaan; yiqiin, tiqiin/aqooday, aqootay
Xaraf ASubg AQ4 xar1 Tusaale
1

Wax hore loo kasayey muddo dambe dib u garasho. .

Tusaalooyin

“

Hashi iga luntay ayaan geel ka aqooday

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

yaqaan, taqaan; yiqiin, tiqiin/aqooday, aqootay

Xarafka

A · AQ

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aqoo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan