U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dib1

Magac Lab
Naxwe-bab, m.l
Xaraf DSubg DI3 xar
1

Dhabarka xoolaha qaarkiisa danbe (hilib).

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Waxaan ku heshiinney in, muddo ka dib, Soomaalidu ay la wareegaan mas’uuliyadda ammaankooda ayna kobciyaan nidaamkooda cadaaladda si ay wax uga qabtaan halista ku wajahan ammaankooda ayna wanaajiyaan helidda caddaaladda.

”
“

- Wuxuuna kor u qaadayaa gacmihiisa markuu Takbiiranayo ama ka hor ama ka dib intaba waxay ku soo arooreen Sunnada.

”
“

: Beeshu waxay digniin u soo jeedineysaa cidkasta oo isku dayda in ay magaca beesha harti ku carqaladayso habsami u socodka shirka dib-u-heshiisiinta iyo awood qaybsiga ee Nairobi uga socda beelaha wada dega gobolada jubbooyinka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bab, m.l

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dib - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan