Ereyada La Xidhiidha
bawaasiir. baabba'1 m.l 1. Dhibaato weyn oo wax ciribtirta. 2. B. ah: wax aan waxtar lahayn oo karti yar. 3. ld baabbi'id. baabba'2 f.mg1 1. Wax ciribtiran ahaansho. 2. Raadcalaamad iwm. oo meel ku yaal tirmid. 3. Wax xaalad dhibaato leh ku sugnaan. baabbaca-caleen m.dh (-eemom.l) (baay.) Qaybta ballaaran ee caleenta. Waxay yeelan kartaa qaabab kala duwan. Dhirta qaar ka mid ah ayaa in ka badan hal nooc oo b. c. yeeshakuwaas oo ay ka dhacaan footoosintasiska iyo biyo saariddu
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
daaw.
Cilmiga
Baayoloji (baay.)
Xarafka
B · BA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
