U gudub nuxurka bogga
SABAAD

leh

Fal Gudbe (4)
Naxwelahaa, lahayd
Xaraf LSubg LE3 xar
1

Wax qabid.

2

Hadal dhihid.

3

Is l.: wax malayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

- Naasleey: waa dhamaan xayawaanka awooda u leh in eey dhalaan ilmo nool isla markaana jaqsiiyaan caanaha naaska.

”
“

. Anigoo muddo badan ka soo shaqeynayay hawsha garsoorka oo ah mid miisaan aad u culus leh, lama cadayn dambi aan ku waayay xuquuqdaydii shaqo arrintaasi oo khilaafsan qodobka 21aad xubintiisa 3aad ee dastuurka JSL.

”
“

-waxa uu noqday amiirka leh dhaxalka boqortooyada.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (4) (f.g4)

Isrogrog

lahaa, lahayd

Xarafka

L · LE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
leh - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan