U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jirro1

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf JSubg JI5 xar
1

Isbeddel ku dhaca xubnaha jirka nafleyda oo wax u dhima caafimaadkooda; bugto; fayoobi la'aan; cudur; xanuun.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa jirro aysan jirin qof ka badbaaday marka lagu daro xataa aniga iyo adiga aqristaha ah!

”
“

Cago-dhafag aya intas ku darey in uu jirro hub ay ku soo qabteen dhalintaas oo ay ciidamada Booliska si toos ah ula wareegeen.

”
“

Iyadoo uu sheegey in labo kulan oo ka kala dhacey wadanka ingiriiska iyo kan haatan uga soconaya danemark ay ahaayeen kuwo si weyn faa,iido ugu ahaa wax-ka qabashada burcada & Dagaalka lagula jirro.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

J · JI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jirro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan