U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cuudi

Fal Gudbe/Magu (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf CSubg CU5 xar
1

(f.g) Wax, meel cuud ku udgin.

2

(f.mg) Ka c.: cid rooxnaan, dhir udgoon uga shidid.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (2) (f.g/mg2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

C Β· CU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cuudi - sawirka la wadaagga

La Wadaag