U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cid1

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf CSubg CI3 xar1 Tusaale
1

Koox dad ah oo meel ku wada nool.

2

Qof ama wax ka badan. .

3

Qaraabo; reer. cigan3

Tusaalooyin

“

Maanta c. ma arag

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aadan Madoobe diidan yahay, mana jiraan cid ku dhexjirta labadan mas'uul.

”
“

Aad bay u yarayd muddooyinkan dambe inay ishaydu qabato qoraal sidan u turxaan baxsan, mana aan islahayn cid sidan wax u qorta ayaaba reerkii Soomaaliyeed ku hartay.

”
“

Ama cid kale isticmaashay -Inaad samayso galmo dhawrsan oo aad iska ilaaliso galmada xaaraanta ah, ama mid kasta oo aad ka qaadi karto HIV/AIDS.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

C · CI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cid - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan