Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Ur la jeclaysto oo carfoon.
Waxyaabo la shito ama lays marsho oo carfoon; udug.
Waxaa sidoo kale sunno ah in la isa soo carfiyo, oo la soo marsado waxyaabaha udgoon.
Aqalkeedu waa udgoon badan yahay, waa wada goglan yahay, waxaa u sugnaaday nadaafad buuxda oo xagga hoyga, huga iyo hungurigaba ah.
Dhinaca waqooyi waxaa ay ka heleen geedo udgoon oo aad u carafa oo ay u isticmaali jireen waxyaalaha udugga; halka dhinaca koonfureedna ay ka heleen Barwaaqo, Baad iyo biyo leh taas oo ay u bixiyeen magacaan "Azania".
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
U · UD
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag