Ereyada La Xidhiidha
dhiigyaraan. dhiigyari-daran m.dh Nooc dhiigyari ah oo ay keento fitamiin B12 oo yaraatawaxayna ka timaadda ama maqnaanshaha walaxda loo yaqaan (intrinsic factor) oo sahlan fitamiin B12 ka gudubto xiidmaha oo ay dhiigga u gudubtoama cunnada oo ay ku yartahay fitamiinka. Dh.da d. waxa lagu yaqaan sameynta unugyada cas-cas ee dhiigga oo cilladeysan. Dhuuxa lafta oo ay ku jiraan unugyo loo yaqaan megaloblastas
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
daaw.
Xarafka
DH Β· DHI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
