Tusaale Dheeraad ah3
“
.17-18kii,Mar,1988kii Ciidamada Ciraaq waxay ku Garaaceen Tuulada XALABJA ee kurdiyiintu degaan hubka kiimikada ah, taas oo keentay dhimasho gaadhaysa shan kun oo qof oo isugu jira rag dumar iyo caruurba.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Gudbe (4) (f.g4)
Isrogrog
yahay, tahay; ahaa, ahayd
Xarafka
A · AH
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
