Skip to main content
SABAAD

diirane

Magac Lab
Naxwe-nayaal, m.l/dhXisaab
Xaraf DSubg DI7 xar
1

Dhakhsaha isbeddelka ee fansaar marka loo eego doorsoomaha madax bannaan. Waxa kale loo yaqaan wehliyaha xigsineed ama fansaar diiran. . diirane-koowaad m.l (-nayaal ..., m.l/dh) (xis.) Fansaarka j = f(x) waa d. k. marka uu diiranihiisu yahay heerka koowaad, waxaana loo qoraa dy/dx ama f'(x). dįirasho m.f.dh

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nayaal, m.l/dh

Cilmiga

Xisaab (xis.)

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
diirane - sawirka la wadaagga

La Wadaag