U gudub nuxurka bogga
SABAAD

madax1

Magac Lab
Naxwe-xyo, m.dh
Xaraf MSubg MA5 xar
1

Oogada qaybta sare ee nafleyda.

2

Maskax, laab, caqli.

3

Baab.

4

Koox, qayb.

5
6

Bayd faal, dhinaca qofka faalka dhigaya soo xiga ma ahee dhinaca kale.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Arrimahani waxay dhacayaan xilli uu Mudane Siilaanyo madax ka yahay xisbiga oo tilmaamaysa inuu yahay musharax taageera wayn ka heli kara codbixiyayaasha.

”
“

Arinkaasi ayaa timid kadib markii Koox Burcad ah ay Dooni ganacsi Marsada Bosaaso u jirtay 7- Mayl ay Afduubeen kuwaasi oo sheegay inay doonayaan lacag madax furasho,ah.

”
“

Boqor Raabi Yuusuf ayaa ka sheegay warbaahinta in madaxweynaha aanay talo gacanta ugu jirin, balse dad ka sokeeyaa, siduu hadalka u dhigay ay taladii ku soo ururtay, wuxuuna ku baaqay in madax dhaqameedka somaliland talo isugu yimaadaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-xyo, m.dh

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
madax - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan