U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waxa

Qurub Diiradeed
Xaraf WSubg WA4 xar
La Mid AhwaxaaQurub Diiradeed
1

Qurub soo hor marinaya yeelaha, layeelaha ama dhammeystire kale ee weerta dhexdeeda lagu muujiyo. .

Tusaale
“

Waxaa yimid Xasan

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

May 2010- Degmada Xaradheere ayaa waxa hada gacanta ku haya Ciidamo ka amarqaata Ururka Xisbul Islaam ee uu Hogaamiyo Sheekh Xasan Daahir Aweys..

”
“

. Waa inaad u muujisaa inaad danaynaso waxa ay samaynayaan, ha ahaato cayaarahooda, shaqooyinka waxbarashadda guriga, iyo waxkasta oo ay markaa ku mashquulsan yihiin.

”
“

Maarso 2005, markii Xubnihii Baarlamaanka Soomaliyeed uu ku dhexmaray dagaal kuraasta la isku adeegsaday, ayaa Cumar Idiris, qoraa Soomali ah, waxa uu qoray qoraal cinwaankiisu yahay “17 Maarso Ma Maalin Sharafeed Mise Maalin Ceebeed.”

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Qurub Diiradeed (qr.dd)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waxa - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan