Ereyada La Xidhiidha
duudin. duudlo'aad m.l Geedka gallayda ama meseggadu inta uusan alamada yeelan. duud-oogeed m.l Oogo dhadhaab shiileed ahinta badan ufuq ahaanwuxuu samaysmaa marka magma soo herdiyo laba lakab oo dhadhaab lakabeed dhexdood oo halkaa ku qaboobo kuna adkaadoqaradiidu waxay gaadhi kartaa xoogaa sentimitirro ah ama dhowr boqol mitirlaakiin ufuqiisu inta badan wuu ka weynyahay marka la barbardhigo qaradiisa
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
jool.
Xarafka
D Β· DU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
