U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhadhaab1

Magac Lab
Naxwe-bbo, m.dh
Xaraf DHSubg DHA8 xar
1

Jaad geedaha ka mid ah oo xididkiisa laysku daweeyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cadho awgeed waxaa ka soo baxy qanjidho waaweyn iyo halbowlayaal la moodo abeesooyin dhadhaab madow dul gurguuranaya.

”
“

Baahi iyo Macluul daran ayaa laga soo sheegayaa Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira Xerada Dhadhaab ee Kenya..

”
“

Kufsiga joogto ayuu ka noqday xeryaha Dhadhaab Ugu yaraan toddoba kiis oo kufsi ah iyo saddex isku day kufsi ayaa ka dhacay xerada Ifo 2 wax ka yar laba toddobaad gudahood.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bbo, m.dh

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhadhaab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan