U gudub nuxurka bogga
SABAAD

farabbaxso

Fal Magu (3)
Naxwe-saday, -satay
Xaraf FSubg FA10 xar
1

Cararid.

2

Ka f.: wax la hayey gacan ka fakasho.

3

U f.: qof inuu la dagaallamo qof kale u fakasho.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-saday, -satay

Xarafka

F Β· FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
farabbaxso - sawirka la wadaagga

La Wadaag