U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fuudafuude

Magac Dheddig
Naxwe-dayaal, m.l/dh
Xaraf FSubg FU10 xar
1

Digir fuud laga dhigay. fuud-dhuug m.l Bushinta hoose meesheeda godan oo timaha yari ka baxaan.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-dayaal, m.l/dh

Xarafka

F Β· FU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fuudafuude - sawirka la wadaagga

La Wadaag