U gudub nuxurka bogga
SABAAD

godan1

Magac Dheddig
Xaraf GSubg GO5 xar
1

Xiidmaha yar yar meesha qalloocan ee ay ka lowdaan. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhulka leh biyo-shubka aad u godan ee aan ku habboonayn qodaalka dalagyada waxaa lagu sameynayaa dhirayn, daaq iyo cawsaska kala duwan ayaa lgu berayaa.

”
“

Guddiga doorashooyinka Qaranka far baa ku godan.

”
“

.Biyo meel godan,bay isugu tagaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

G · GO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
godan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan