Ereyada La Xidhiidha
geyi. go'1 m.l 1. Maro aan afka isaga tolnayn oo raggu xirto ama huwado. 2. Gabalcad. go'2 f.mg1 (-'ay-'day) 1. Wax meel ka jarmid. 2. Dhimasho. 3. Wax wada jiray qaargoonni uga soocmid. 4. U g.: niyadda wada siin. 5. Biyo iwm meel ka dhammmaansho. 5. Caano baqid. go'aami f.g2 (-iyay-isay) Arrin go'aan ka gaarid. go'aamin m.f.dh eeg go'aami. go'aan m.l (-nnom.dh) Guddoonsiga xaajo laga dooday meelmarinteeda la guddoonsado. go'aangaarid m.dh Isku raacidda la isku raaco go'aan. go'aansad m.l ld go'aansasho. go'aansasho m.f.dh eeg go'aanso. ld go'aansadgo'aansi. go'aansi m.l ld go'aansasho. go'aanso f.g3 (-saday-satay) Go'aan ka dhigasho. go'an1 m.dh Xilliga dayrta oo uu da'o roob badan ama yar. go'an2 f.mg4 (-'naa-'nayd) Wax la gooyay ahaansho
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-'yaal, m.l/dh
Xarafka
G Β· GI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
