U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aan1

Magacuyaal Dhimman
Naxwehadlaha ama wax qoraha
Xaraf ASubg AA3 xar1 Tusaale
1

Magacuyaal tilmaama qofka koowaad ee kelida ah . 2.

Tusaalooyin

“

Meel aan ku nasto ayaan doonayaa

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Koox lagu sheego Xildhibaanno, oo iyagoo u xilanaya dufan aan badneyn, si toos ah iyo si dadbanba u ogolaaday in dalka uu shisheeye cadow ahi maamulo, siduu doonana ka yeelo.

”
“

. Dawladaha Carabta ee maamulkoodu si aan toos aheyn u hoos yimaada wadamada reer galbeed ayaa si darabn u diidan shareecada ama xukuumad Islaami ah.

”
“

. Aan wada hadalno waa aan heshiino.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Dhimman (mu.dhm)

Isrogrog

hadlaha ama wax qoraha

Xarafka

A · AA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan