Tusaale Dheeraad ah3
“
Cali Maxamed Warancade, ayaa toddobaadkan saxaafadda maxaliga ah u sheegay inaanay Somaliland ogolayn in madaaradeeda lagaga soo dego amaba lagu maro Baasaaboorka cusub ee ay dhawaan samaysatay dawladda uu Madaxweynaha ka yahay Cabdillaahi Yuusuf Axmed.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-ooyin/-ryo, m.l
Xarafka
M · MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
