1
ld heernaan. heer-suge m.l Tirada dhinac u taxyada ama joog u taxyada ee ku jira sugaha. heer-tamar m.dh (kiim.) (Atam). Dhiska elektarooneed ee tilmaamaya sida elektaroonada ku gadaaman bu'du u habaysanyihiin
Ereyada La Xidhiidha
heernaan. heer-suge m.l Tirada dhinac u taxyada ama joog u taxyada ee ku jira sugaha. heer-tamar m.dh (kiim.) (Atam). Dhiska elektarooneed ee tilmaamaya sida elektaroonada ku gadaaman bu'du u habaysanyihiingaar ahaan heertamarrada ay ku sugan yihiin. Elektaroon kasta waxa xaaladdiisa. Lagu asteeyaa afarta tiro kuwaantam. heer-tamar electaroon m.l (-nnom.dh) (kiim.) Kuwantamka ugu muhimsan tiradiisa n waxay soo saarta heerka ugu muhimsan ee tamartawaxayna leedahay qiimaha 123 iwm (markastoo tirada badatoelegtoroonku wuu ka sii fogaadaa bu'da). heertamarta-k m.dh eeg atam
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)
Isrogrog
-gayaal, m.l/dh
Cilmiga
Xisaab (xis.)
Xarafka
H · HE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
