U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhinac

Magac Lab
Naxwe-cyo, m.dh
Xaraf DHSubg DHI6 xar
1

Doc; gees.

3

La dh. ah: cid, cid kale taageersan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Agendayaasha shirka looga hadli lahaa waxa ku jirey heshiis qabya ahaa oo miiska la soo saarey wakhti laga joogo todobaadyo yar, markii labada dhinac ay ku kulmeen magaalada Nakuru ee Kenya.

”
“

Arrimahani waxay ku soo beegmeen iyadoo maalmahan ay xabad joojin aan rasmi ahayn u dhaxayso labada dhinac, iyadoo aanay dhicin wax rabshado ah oo waaweyni.

”
“

ruux ayaa la xaqiijiyay in dagaalkaasi ku dhaawacmeen iyadoo aan la garanayn qasaaraha soo kala gaaray labada dhinac.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-cyo, m.dh

Xarafka

DH · DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhinac - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan