U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gadaaman

Fal Magu (4)
Naxwe-mnaa, -mnayd
Xaraf GSubg GA8 xar
1

Wax gadaan loo yeelay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Duruufaha siyaasadeed ee Somaliland ku gadaaman iyo hab-dhaqanka madaxda dalku waa laba aad u kala fog.

”
“

Ciidamada DF ayaa ku gadaaman suuqa ugu weyn Muqdisho halkaas oo laga maqlayo rasaas goos goos ah oo hal dhinac ah.

”
“

Muuqaalka magaalada Cadan iyo buuraha ku gadaaman Anigase bad kale ayaa igu furnayd.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-mnaa, -mnayd

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gadaaman - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan