U gudub nuxurka bogga
SABAAD

injiin

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dhFiisigis
Xaraf ISubg IN6 xar
1

Makiinadda tamarta kulka u geddisa hawl makaani-kaad, sida injiinka uumiga ama injiinka batroolka. injiin-dhuundhas m.l (fiis.) Injiinka dayuurad ee loo isticmaalo in uu dhaliyo dhaqaajin dhuundhaas.

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Cilmiga

Fiisigis (fiis.)

Xarafka

I · IN

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
injiin - sawirka la wadaagga

La Wadaag