Skip to main content
SABAAD

in1

Magac Dheddig
Naxweino, m.l
Xaraf ISubg IN2 xar4 Tusaale
2

Qayb, cad.

3

Waqti, goor.

4

Xag, meel, kob.

5

Inna: waxna. in2 xi.

1

Eray lagu xiriiriyo weer dhammaystire ah (weer yeele ah, weer layeele ah iwm). , "Waxaan doonayaa in aan tago", "Magaaladii buu u tegey in uu dawo soo iibsado".

2

Eray lagu xiriiriyo weer waqtiley, haddii. , "Weyddii bal inay fog tahay".

Tusaalooyin

In uu imaanayaa waa hubaal

Bal inaan eegi karo aan soo durko

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

ino, m.l

Xarafka

I · IN

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
in - sawirka la wadaagga

La Wadaag