U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hawl1

Magac Lab
Xaraf HSubg HA4 xar
1

Wax ijaar ahaan loo siiyo qof shaqo qabtay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Damiir xumida hawl-wadeenada maamulka iyo farsamo xumida hay'adaha dawliga ah ayaa horseed u ah dib u dhaca bulsheed.

”
“

Cabdillaahi Askar, isagoo hawl-gal qarsoodi ah u yimid magaalada Hargeysa, kana soo galay fadhiisimadii Itoobiya ee ururka 11 April, 1983-kii, Col.

”
“

Booliska Gebiley hal baabuur oo xaajiyad ah ayay lahaayeen, laakiin baabuurkaasi hadda waa hawl gab, sidaa darteed wasiirka arimaha gudaha ayaa balan qaaday inuu si deg deg ah baabuur ugu keeni doono.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hawl - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan