1
.dh mahadi.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Wuxuu sugayey jawaab mahadin dhaafsan oo ay ku dheehan tahay shucuurta iyo dareenka jidhka iyo qalbigaba saaqa ee astaanta u ah jacaylka dhabta ah.
ββ
War-saxaafadeedka madaxtooyada ka soo baxay waxa lagu sheegay inay booqashada Madaxweyne Rayaale iyo weftigiisa ee dalka Senagaal ahayd mid la mahadin doono.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Fal (m.f)
Xarafka
M Β· MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
