U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sii1

Qurub Fal Keli
Xaraf SSubg SI3 xar3 Tusaale
1

Qurub tilmaamaya in falku uu ka fogaanayo hadlaha ama yeelaha.

2

Qurub tilmaamaya kordhin. .

3

Qurub tilmaamaya sii socosho fal. .

Tusaalooyin

“

Sii durug!. Guriga sii gal!

”
“

Arrintu way sii xumaatay

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

-in la sameeyo guddi farsamo oo sii wada arimaha dhiman.

”
“

Aadan Madobe iyo ku xigeenadiisa waa dhamaday, marka waxaa waajib noqonaysa inaan doorano gudoomiye cusub oo xilka sii haya inta aan ka doranayno gudoomiye rasmi ah" ayuu yiri Xoghayaha guud ee Baarlamaanka Xil.

”
“

-waxaa uu ka qeyb qaatay afgambigii leysku dayey in xukunka looga tuuro Abdulkarim Qasim, wuxuuna ka dhaawacmay lugta kadibna waxaa uu ufakaday Syria ka dibna Masarayuu sii galay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Qurub Fal Keli (qr.fk)

Isrogrog

nax

Xarafka

S · SI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sii - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan