U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qalabee

Fal Gudbe (2)
Naxwe-beeyay, -baysay
Xaraf QSubg QA7 xar
1

Meel qalab u yeelid.

2

Cid hubeyn. qal-aboodi m.l Firiiric yar yar oo cuncun leh oo oogada dadka ka soo yaaca kolka ay qorraxdu kulushahay (kulayaaha).

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-beeyay, -baysay

Xarafka

Q Β· QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qalabee - sawirka la wadaagga

La Wadaag