Skip to main content
SABAAD

shaandhee

Fal Gudbe (2)
Naxwe-dheeyay, -dhaysay
Xaraf SHSubg SHA9 xar
1

Warqado turub baandhayn.

2

Dad jagooyin haya isku beddelid.

3

Wax dulduleel badan u yeelid.

4

Wax kala miirid.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-dheeyay, -dhaysay

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shaandhee - sawirka la wadaagga

La Wadaag