U gudub nuxurka bogga
SABAAD

turub1

Magac Lab
Xaraf TSubg TU5 xar
1

Xaashiyo cayaaro badan oo kala jaad ah lagu cayaaro oo afar cuntub u qaybsan: hadhiin, dheemman, karaawil iyo isbig.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ilaa 3 qofood ayaa ku dhaawacantay Rasaas ay xalay kooxo hubeysna oo la aqoonsan ay huwiyeen dhalinyaro ciyaareysay turub iyo khamaar kale kuwaasoo ku sugnaa agagaarka Wadada Nasii Buundo ee Degmada Shibis ee Magaalada Muqdisho.

”
“

"Halka qaraxa lala beegsaday waxaa lagu ciyaariyay turub iyo qamaar, waxaana laga cunayay raashin bisha barakeysan ee Ramadaan iyadoo milkiila baarkaas dhowr jeer oo hore loo digay" ayuu yiri Goobjooge magaciisa qariyay oo ku sugan Baydhabo.

”
“

Kooxo hubeysan oo Xalay weeraray dhalinyaro turub ku ciyaareysay Degmada Shibis ee Muqdisho.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

T · TU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
turub - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan