U gudub nuxurka bogga
SABAAD

salow1

Fal Magu (1)
Naxwe-oobay, -owday; -oobi
Xaraf SSubg SA5 xar
1

Wax aasaas leh noqosho.

2

Wax la xaqiijiyey noqosho.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Salow colaadeed baa sidaa geyiga ugu baahayay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-oobay, -owday; -oobi

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
salow - sawirka la wadaagga

La Wadaag