Tusaale Dheeraad ah3
“
Waxa uu sheegay in asxaabtii Somaliland ka aasaasantay waqtigii gobanimo-doonku ay ahaayeen kuwo ku dhismay hannaan musuq-maasuq iyo qabyaalad ku salaysan, wax taariikh iyo aasaas ummadnimo ahna aanay ka tegin.
”“
Maadaama ay cadaaladdu aasaas u tahay nolosha, nabadgelyada iyo horumarka, waxaan qirayaa in ay dhamaanteen xukuumadda, baarlamaanka, hay’adaha garsoorka iyo shacbigaba inoo taalo qabyo-tirkeedo.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
A · AA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
