U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aanee

Fal Gudbe/Magu (2)
Naxwe-neeyay, -naysay
Xaraf ASubg AA5 xar1 Tusaale
1

(f.g) U aa.: cid, cid kale oo dakano ka gashay ka gudid.

2

(f.mg) U aa.: wax dhacay cid ku tuhmid. .

Tusaalooyin

β€œ

Waxyeelada baabuurka gaartay waxaa loo aaneynayaa taxaddar la'aanta shufeerka

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (2) (f.g/mg2)

Isrogrog

-neeyay, -naysay

Xarafka

A Β· AA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aanee - sawirka la wadaagga

La Wadaag