U gudub nuxurka bogga
SABAAD

abriil

Magac Dheddig
Xaraf ASubg AB6 xar
1

Bisha afraad ee sannadka miilaadiga ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bishii Abriil 1855, ka dib markii laga warhelay khiyaanadiisa ayay dagaalyahanno Soomaaliyeed agagaarka Berbera ku weerareen Burton iyo askar la socotay oo Ingiriis iyo Afrikaanba laheyd.

”
“

Beatrix waa Boqorada dalka Nederland Magaceeda oo Buuxa waa ( Beatrix Wilhelmina Armgard waxey dhalatay 31 Janaayo 1938) waxeyna xukunka heysaa laga soo bilaabo 30 Abriil 1980 ilaa hada.

”
“

Martison oo sidoo kale bishii Abriil isagu furay xafladdii weynayd ee Bandhig buugeedka iyo bandhig dhaqameedka xilligaas la soo qabtay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

A · AB

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
abriil - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan