U gudub nuxurka bogga
SABAAD

agaasiman

Fal Magu (4)
Naxwe-innaa, -innayd
Xaraf ASubg AG9 xar
1

Wax la agaasimay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah1

“

“Waxa na raali-gelisay sidii diiranayd ee naloo soo dhaweeyay iyo furitaanka habka agaasiman ee Xukuumadda Hargeysa, u waajahday wada-hadalkan,” ayey ku yidhaahdeen qoraalkooda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-innaa, -innayd

Xarafka

A · AG

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
agaasiman - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan