U gudub nuxurka bogga
SABAAD

na1

Magacuyaal Dhimman
Xaraf NSubg NA2 xar4 Tusaale
1

Qurub lagu xiriiriyo laba tixood. .

2

Xataa. .

3

Midkoodna, mana. , "Waxaan oo kale weligay ma arkin mana maqlin".

Tusaalooyin

“

Idinkaa na siiyay buuggan

”
“

Dariishadda fur, nalkana demi

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aniga iyo Adigu, sidii aan yeeli jirnay, Lo'da ayaan xoogaa celcelinaynaa, ka-dibna, waxaan fariisanaynaa meel Duqa iyo Duqda xoogaa ka fog, oo ayan na maqlayn wixii aan isu sheegeyno.

”
“

"Annagu soconnoo sarkaal na wadyee; ninkii na sugaayayow samir."

”
“

Baralamanka Puntland ayaa maalinimadii Talaadada diidey xisaab xirkii Misaaniyada 2006 kadib-na soo jeediyay in loo yeero Issimada Puntland madaama ay xukuumadu k sababtey dhibaatooyin badan oo haysta Puntland.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Dhimman (mu.dhm)

Isrogrog

-na

Xarafka

N · NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
na - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan