U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aroornimo

Magac Dheddig
Xaraf ASubg AR9 xar

Tusaale Dheeraad ah3

“

Furre ayaa sheegay in wasiir ku xigeenka la qabtay kaddib markii saakay 9:00 aroornimo lagu arkay isagoo ku sugan garoonka diyaaradaha Hargeysa, isagoo xusay in ciidanka booliiska ay xabsiga u taxaabeen.

”
“

Aadan ayaa gudoominayay kulanka oo soo bilowday 10:00-aroornimo ee saakay, iyadoo dhowr madfac ay kusoo dhaceen xarunta inta ay doorashadu socotay.

”
“

Goobjoogayaal kale ayaa sheegay in ciidamadan ay saakay 9:00 aroornimo halkaas gaareen, iyagoo kasoo tagay deegaanka Feerfeer oo xadka ku yaala, halkaasoo ay dhawaanahan ku sugnaayeen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

A · AR

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aroornimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan