Tusaale Dheeraad ah3
“
Dadka ku dhintay dagaalkaan saakay dhacay ayaa la sheegay in mid ka mid ah uu yahay kooxaha dagaallada kala hojeeday ciidamada Ethiopia, halka qofka kalena uu ahaa rayid, waxanaa dadka dhaawacmay ku dhacay guri ay ku jireen madfac.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-cyo/-daafiic, m.dh
Xarafka
M · MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
