U gudub nuxurka bogga
SABAAD

candho

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf CSubg CA6 xar
1

Xubinta caanahu galaan ee xayawaanka dheddig.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Gaarigani oo noociisu ahaa Candho-Meydle nooca Soomaalidu u taqaan ayaa kusii jeedey magaalada Hargeysa halkaasoo badeecad u sidey.

”
“

Inta badan ilaha wararka laga doonto ee Soomaalida sida mareegaha Internet-ka, waxa lagula kulmaa warar “ku candho iyo bayd go’an” aragtidii uu tebiyuhu qabey.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
candho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan