U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bayd

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf BSubg BA4 xar
1

Xarig ama suun xoolaha la rarayo ama heensaynayo gardaadka looga xiro si uu rarka ama koorahu gadaal ugu dhicin.

2

Gardaad.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Waxa la soo hormariyay qaybtan hore 33 bayd oo ku saabsan xukunka Ilaahay iyo shacabka sharafta leh mahad naqooda, khaasatan taageerayaashii gaarka ahaa.

”
β€œ

Bayd gaabka oo idil markuu, gacan togaaleeyay Gurbood iyo indhowgarad markii, laysku wada giijay Gablayshimbir sidiisii markii, dumar ku geeraaray!

”
β€œ

Gabaygu wuxuu ka koobanyahay 99 bayd, sida la ogyahayna magacyada Ilaahay ayaa ka kooban 99 magac inta la yaqaan maadaama magacyo kale oo rabigeen leeyahay jiraan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

B Β· BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bayd - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan