Skip to main content
SABAAD

daaf

Magac Dheddig
Naxwe-fo, m.lDaawada
Xaraf DSubg DA4 xar
1

Doc; dinac; hareer. dąaf1 m.l Xanuun indhaha ku dhaca; bakooro. dąaf2 m.l Halamacoodka xuubka isha iyo baalasha kaasoo gaduuta oo barara soona daaya biyo ama malax. dąaf3 f.mg1 (-fay, -ftay) Daaf ku dhicid.

Tusaale Dheeraad ah2

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-fo, m.l

Cilmiga

Daawada (daaw.)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daaf - sawirka la wadaagga

La Wadaag