U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waxaa

Qurub Diiradeed
Xaraf WSubg WA5 xar1 Tusaale
1

Qurub soo hor marinaya yeelaha, layeelaha ama dhammeystire kale ee weerta dhexdeeda lagu muujiyo. .

Tusaalooyin

“

Waxaa yimid Xasan

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

- Waxaana wanaagsan intuu sujuudsan yahay inuu badiyo ducada, maxaa yeelay waxaa loo badiyaa in laga aqbalo.

”
“

-87: Wuxuu ka dhigayay jaamacada Gahayr qeybta militariga. 1988-89: Waxaa generaalka loo direy dalka Mareykanka halkaasoo uu kusoo qaatey Shahaadada looyaqaan (Strategy & Dicision Making).

”
“

Somaliland waxaa xukumi jiray boqortooyadii Cusmaaniyiinta ee Turkiga ahaa ‘Ottoman Empire’, waxaanay Somaliland laga xukumi jiray qaybtii Masar ee Boqortooyada Cusmaaniyiinta.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Qurub Diiradeed (qr.dd)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waxaa - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan