U gudub nuxurka bogga
SABAAD

doc

Magac Dheddig
Naxwe-co, m.l
Xaraf DSubg DO3 xar
1

Barbar; dhinac.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ammaro iska burrinaya, doc ka yeernimo badan iyo iska warqab la’aan ayaa mar waliba soo baxaysay.

”
“

Walow ay jiraan cillado badan oon cidi inkiri karin, haddana waxyaalihii laga bartay dhacdooyinkii sanadihii la soo dhaafay waxaa ka mid ah, in haddii dadka Soomaaliyeed ay doc u wada jeestaan ay iska caabbin karaan cadow kasta oo duullaan ku ah.

”
“

Doc kale haddaan ka eegno damiirka bini’aadmigu wax uu diido oo aanu qaadan karin ayaa jira, ama geliya hakad uu ku fekero oo uu isku weydiiyo, maxay u dheceen waxani?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-co, m.l

Xarafka

D · DO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
doc - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan